News

Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa maanta ka dhacay iska hor-imaad culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay xalay weerar ballaadhan ku qaadeen saddex xarumood oo nukliyeer ah oo ku yaalla gudaha Iiraan, kuwaas oo kala ah Fordow, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor ee Xoogga Dalka ...
United Kingdom. Ra’iisul Wasaaraha UK, Keir Starmer, ayaa weerarradaasi waxa ay yareeyaan khatarta barnaamijka nukliyeerka ee Iran. Iraanna marnaba looma ogolaan karo inay horumariso hub nukliyeer ah.
Agaasimihii wasaaradda Kalluumeysiga Puntland, Sharma’arke Yaasiin Beeldaaje oo dalka dibaddiisa ku maqan ayaa beeniyay in uu lacag ka lunsaday wasaaraddaas, oo aysan jirin cid caddayn u keeni karta ...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdulahi Dani ayaa ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, Munaasabadda dhagaxdhiga waxaa ka qeybgalay Guddoomiye ...
Guddiga Taakulaynta Ciidamada Puntland ayaa lagu eedeeyay inay ku tafri faleen dhaqaalihii loogu talo galay daryeelka askarta ku dhaawacmay dagaalada ka socda Calmiskaad ee loogasoo horjeedo Daacish.
Mareykanka waa in uu meesha ka saaraa weerar kale oo ka dhan ah Iran haddii uu doonayo in uu dib u bilaabo wadahadalka diblomaasiyadeed, waxaa sidaa BBC u sheegay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ...
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa si gaar ah u kala cambaareeyay weerarkii Xalay Iran ku qaaday Saldhiga Mareykanka uu ku leeyahay dalka ...
Ugu dambeyn, warka kasoo baxay Madaxtooyada ayaa shaaca looga qaaday in Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu si buuxda uga go’antahay sii wadista ...
Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa ka maqnaa fadhiyadii ugu dambeeyay ee Golaha Wadatashiga Qaran, taasoo muujisay khilaaf sii xoogeysanaya oo ka dhexeeya dowladda Federaalka. Kulankan ayaa ku soo ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ahna Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS, Xildhibaan Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo lagu ...